Monday, August 20, 2007

Maxamed dheere oo hadlay garaadkiisa..!!

Duqa gobolka Banaadir ahaan jirayna gudoomiyihii Jawhar Maxamed dheere ayaa waxa uu ku hadlay hadal xasaasi ah oo aan marnaba ku haboonayn qof xil haya:
hasa yeeshee dhab ahaan waa xil lagala dul dhacay oo aanu u qalmin aqoonteedana lahayn:
hadalkaa oo isugu jiray hanjabaad iyo kahor istaagid in dadkii bara kacay loo gurmado loona fidiyo deeq aadminimo:
waxaa inoo soo koobaya hadalka M:Dheere wariyahayaga Muqdisho
M:Khalif Bulale
hadal maxamed dheere uu jeediyay oo nuxurkiisu ahaa 3 qodob
1,muqaawamadii waxay dagtay inta udhaxaysa xamar iyo afgooye
waa dadkii ka qaxay dhibaatada ka taagan caasimada oo aalaa ciidamada Ethiopia iyo kuwa dawlada lagu magaacabo Federal-ka ay kula kacaan rayidka aan waxba galabsan
2,waxaanu dilanaa maxamed xasan xaad iyo axmed diiriye oo uu ku tilmaamay inay iyagu ka dambeeyaan weerarada aan kala go`a lahayn ee loo gaysto cadawga is bahaystay ee ku sugan caasimada iyo duleedkeeda
3,iyo hadii dowladeena lahor istaago waxaan hor istaagi doonaa dowlad kasta oo timaada
awooduu ku hor istaagayo ma miduu isagu lee yahaybaa mise waa miduu soo amaahday?
waxayse is weydiintu tahay hadalkaa saamayn intee le eg ayuu ku yeelan karaa shirka lasheego in looga hadlayo nabadaynta beelaha Soomaaliyeed?
hadii ayba noqoto in ragaa uu carabka ku dhuftay dhibaato loo gaysto miyaanu mas uul ka ahayn ninkaa hanjabaadu kasoo yeedhay?
miyaanay cadayn u ahayn inay dawladii fashilantay markay kusoo koobtay awoodeedii oo idil af lagaado iyo waxaan dan marnaba u ahayn dalka?
miyaanay ahayn wax laga xishoodo inaad ku tilmaanto maatadii aad bara kicisay argagixiso iskuna daydo inaad ka hor istaagto wixii gurmad ah ee lagaarsiin lahaa?
waxaan kaloo xusid mudan in magaalada waraaqo lagu daadshay
laguna sheegay bisha barakaysan ee ramadaan dagaal xoogani markale uu ka bilaabankaro caasimada iyadoon la ogayn cida ka dambaysa hawsha daadinta waraaqaha
M:Khalif Bulale
akhbarak.blogspot
MUQDISHO

متى ضاع المجد...!!؟؟؟

دعوني دعوني
انبش القبور
لعل يوما تحيى
ما كان في الصدور
ضاعت منا القدس
وقبلها الأندلس
ابعد سقوط بغداد
تبقى لنا الدور..؟
اصدق ماشاع وذاع..؟
أإحتلت الرافدان.؟
اين بصرة كذا القصور؟
لعلي توهمت ما لم يكن
اللغزاة على الفضآء جسور.!؟
دون مزج حققو لي
ما زال ريب
في نفسي يدور
خف وزني
وجفاني الرقود
بعد ورود تلك الأخبار
من يخذل اخاه
ايعطيه العدو
بعد الأخ الزهور.!؟
مجازر وهدم دون هوادة
نرى اللبنان
وقد عمه الدمار
مذابح شارون في غزة
واخواتها
فهل من يغار؟
اعطر بعد رحيل عروس
مثل تلك العزيمة
دعو الطيب والبخور
يا عـــــــــــرب
اين شهامة الآبآء؟
واين اجداد الأخيار؟
عجبا افي ذل نحيى
ونقبل كل خزي وعار.!؟
هل لليهود عهود..؟
اليس من جار يجار؟
انخضع لمحتل طغى..
ما في الوجود سواه غدار؟
والغرب كالإبل يحادينا
من ينحرف
عليه تفرض الحصار
على المظلوم ضبط نفسه
وللجاني دفع الأخطار
ما الكلاب تقبل ذاك
انصغي لهرآء؟
بئس ما نختار
عيشو في كرامة
والا سلمو للأعدآء
جميع الأمصار
اخلعو ردآء الوهن
وتزينو
بلباس الأحرار
اتنعم بالأطيبين
وترفع نحو العلا
الأبصار؟
اتقيل في ضحى وثأر لكا
عيب اصرت كالموتور؟
الموتور: هو من قتل له قتيل ولم يدرك بثأره، وهذه كانت عيبا عند العرب، اما عرب عصر الحضارة والعولمة ثأرهم هو تقديم الشكاوى الى مجلس الأمن والإتحاد الأوروبي ثم الترقب ما ستصدره تلك الجهات وبعد اصدار القرار فلا مجال سوا القبول والإستسلام شآءت الأنفس ام ابت
والله لو كنا نحترم حدود الله كما نقدس بنود الأمم المتحدة :كما يقال: ومواثيقها لما تجرّأ علينا قريب ولا بعيد ولدان لنا البيض والسود
اللهم اصلح امورنا....واهد ولاة امرنا...وحقق لنا اسما غاياتنا