Saturday, August 4, 2007

Maxaa lagu daweeyaa....?!?!?!

Waxaa laga yaabaa in qaar kamid ah akhristayaashu ay u maleeyaan inaan u tilmaamayo cudur daashaday dawadii,
intaynaan uguda galin helida daawada miyaanay ka horayn inaynu baadhno wixii dhaliyay cudurka,
waxaana loo yaqaan {get the virus to attain your result}
{معرفة الدآء وسيلة الى الدوآء} laakiin waxa ayaan dara ah inaad ku lug go`do dawo inaad hesho adoon baadhin nooc cudurka ku haya amaba aadan ogayn,
hadaba waxaa la odhan karaa waa sida xaalka Somalia uu maanta yahay,
waxaa la hadal hayaa mar walba, halaga shaqeeyo nabada, hala wada hadlo, halaysa saa maxo, samaanta haloo wada istaago,dhibka hala joojiyo, IWM
dhab ahaantii waa ereyo u wacan dhagaha, naftuna ay ku diirsato,
hasa yeeshee horaa nini u yidhi {haday dawadu bukooto maxaa lagu dabiibaa} hadii kuwii dadka isugu yeedhay ay dhib ka samaysan yihiin maxaa samaan lagu gaadhi?
gogosha ninkii fidiyay haduu wax gubayo goormaa samaan la gaadhi?
garta ninkii loo dhiibay hadaan garaad lagu ogayn goormaa lagaadhi guul?
hadaan xaaajada toos loo abaarin ragaw saw waqti lumis maaha riwaayadu?
intaan laga hadal nabad saw in lays weydiiyo maaha cida mudan inay ka hadasho?
hadaba dhabtu waxay tahay xalka Somalia looma wajahin sidii ku haboonayd lamana helin cidii looga baahnaa inay u kacdo waajibkaa muqaddas-ka ah,
gaba gabadu waxay tahay goorma la heli dadkii dawada u noqon lahaa cudurka ku habsaday dadkayga iyo dalakyga hoooooooyo?!?!?!
maxaa ku dhacay aqoon yahanadii looga fadhiyay inay fadhiga ka kacaan?
mise hadal iyo tala bixin ayunbay ku gaab sadeen?
Aloooooooow sahal umuuuuraha!!

،اسئلة للقرآء الأوفيآء

كما سبق ذكره ان هدف انشآء هذا الموقع ما هو الا لخدمة شعب تآئه، والواجب على الجميع انقاذ هذا الشعب واخراجه من المأزق، ولكن اين الأوفيآء؟
اين حماة الوطن؟
هل التربة تحمي نفسها؟
ام نقعد مكتوفي الأيدي قآئلين حاربنا الزمن؟
اود ان اطرح اسئلة لدى كل قارئ، وارجو منكم اجوبة مقنعة، واضمن لكم اننا سنقبل دون تردد ما زان وطاب من اقتراحاتكم، ونصغي للمخالف لأن تنوع الآرآء من طبع البشر ،واليك الأسئلة
١، كيف تعرفت على هذا الموقع؟
٢، متى كانت اول زيارتك لساحتنا الرحبة؟
٣، هل ما يقدمه الموقع للقرآء مواضيع /ممتازة/جيدة جدا/ مقبولة/ ما عليش؟
٤،هل تعتقد ان المواضيع المختلفة التي نطرحها تخدم مصلحة الوطن؟
٥،هل سياسة الموقع/متشددة/معتدلة/متساهلة/منحازة؟
٦،هل لديك اقتراح حول تعديل بعض المواضيع او الغآئها كليا؟
٧،هل لديك اي خطة/اوفكرة لإنهآء الأزمة في البلاد؟
٩، من تحمل مسؤولية الجرحى والقتلى والغرقى من الأبريآء اطفالا ونسآء؟
١٠، اخيرا، من هو اهل لقيادة هذا الشعب؟
راسلونا آرآءكم عبر هذا البريد وسوف ننقلها للقرآءان شآء الله