Saturday, August 11, 2007

Waa kitaab Quraan ah oo lagu soo qariyay daroogo..!!


Wax walba inaad aragtaa waa suurta gal,
hadaba markaad lakulanto wax kaa farxiya u xamdi naq ilaahay marka uu ku soo food saaro wax kugu dhaliya anfariir iyo amakaagna ilaahay kamagan gal weydiisana inuu kaa dhawro,
Sawirkan aad aragto akhristaw waa kitaab Quraan ah oo inta loo fakiray dhexda laga guray si looga dhigto gabaad waxna lagu qarsado, sidaasaa dadi ku fakiray,
kitaabkan ayaa waxa lagu qabtay dalalka carabta meel kamid ah iyadoo lagu soo guray gudihiisa maandooriye,
kitaabkiina gudaha laga rifay, waxaa suurta gal ah kuwa sidaa wax u galay inay misana sheeganayaaan Muslimiiiiiiin....
xeelad kale miyay waayeen....?

Xaalka Filistiin....!!!


















Dadaw ma is weydiiseen xuquuqul insaanka la sheeego wuxuu yahay?
yaa la dhawraa xuquuqdooda?
yaa umaqan masaakiinta reer Falastiin Ciraaq Afghanistan Somalia iyo kuwa kale?
miyaanay ahayn wax laga naxo islaan da`daa jirta oo inta laysugu tago marba dhinac loo jiido?
يارب كن للمستضعفين مؤيدا ونصيرا.....ومعينا وظهيرا